Sacuudiga oo dhulka soo dhigay dayuurado iyo gantaalo lagu soo weeraray

Sida soo xigtay saraakiil ka tirsan isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo, Gantaalada Difaaca hawada ee boqortooyada Saudi Arabia ayaa Sabtida maanta ah hawada ku burburiyay ilaa 8 gantaal iyo diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ah oo ay kooxda Xuuthiyiintu ku weerartay koonfurta carriga Sacuudiga. Afhayeen u hadlay kooxda Xuuthiyiinta ayaa ku qoray Twitter in hal diyaarad … Continue reading Sacuudiga oo dhulka soo dhigay dayuurado iyo gantaalo lagu soo weeraray